( Suurta- gal ma ahan umad aan war ka heyn darraad wi xii dhacay inay horumar gaarto, sideen uga hortagnaa inaan ahaano umad hal-fac ah abid?. Haa waan og nahay awoowya ad een waxay faleen sida ay raggii facood ahaa iasaga celiyeen, gabay a dii dhiilada, colaada, kicin ta, iyo aflagaadad a watay ee ay isu tiriyeen marka ay dadka ehelka ah kicinayaan iyo marka ay libintu xaggooda u meerto, waan og nahay geelii la kala dhacay iyo sidii loo cayrteeyey ree hebel , inta ree hebel laga dilay, dakanadii foos ha xumayd ee dhexmartay ree tolkay iyo kuwii dariska la ahaa, wixii dhacay ee ciil iy o co laadii hurgumada ay reebtay. Buugaag t a ayay noogu qoreen Abwaan ada-Soomaaliyeed odoyaasha ayaa ka sheeke...