Skip to main content

Posts

Showing posts from September, 2017

Horumarka Gobalka Gedo: Doorki Xaaji Islaam

                                       waxaan is xasuusinaynaa in ujeedku qormadu uusan ahayn xayaysiin ama ammaan shaqsiy gaar ah lala doonay, balse uu yahay mahadnaq aanu ugu mahad celinayno dadkii ka qayb qaatay horumarinta dalkeenna iyo dadkeenna.  Xadiis sugan ayaa macnihiisu ahaa marki la isu geeyo riwaayadahiisa kale duwan "Qofki wanaag loo sameeyo ha gudo, haddii usan gudi karin ha sheeg-sheego, waayo qof ka sheego wanaaga loo galay waa mahad-celiyay; qof kii qariyana waa ku kufriyay abaalki loo galay" xadiis kale waa kii lahaa "Eebe kuma shugriyo qofkaan dadka ku shugrin".  Sidaa darteed dhinac waxaan gudanaynaa waajib na saaran dhinacna waxaan u mahad-naqaynaa dadkii abaalka noo galay. Maadaama aanan u samayn karin wanaaga ay noo galeen oo kale, waa inaan ka shakayno si aynu ugu dhaqanno xadiis kor ku xusan.  Dadka Eebe uumay halka qaar ay ka fakarayaan maxaad cuntaa iyo xageed ka qarabataa, qaar ayaa wal-wal iyo walbahaar ka hayaa sidii

From Kayaney to Kansas: Ahmed Afi’s meritorious journey to success

Ahmed  Afi  used to herd camels on  Kayaney  Mountains  in  Southern  Somalia . He traveled to Kansas  State University in Manhattan City of Kansas State  to participate  in Mandela Washington Fellowship,  which  is a flagship program of the Young African Leaders Initiative (YALI) that empowers young people through academic coursework, leadership training, and networking .  This was  neither  a  miracle nor  serendipity  but Ahmed went through a tormenting  journey  to reach there. Ahmed was born in the mountainous semi-arid land of Gedo  region  in So malia to a nomadic family in   1985 . His family was  a  pastoralist  who moved around with their livestock to wherever they might find  pastures  and  water . His father, who was among the respected elders in the community and relatively wealt hy, had one  dream which   he  prayed and  endeavoured   for Ahmed :  to see Ahmed taking over  the responsibility of looking  after family’s  camels one day.  Camel  ownership is a

Contact Form

Name

Email *

Message *