Skip to main content

Posts

Showing posts from July, 2017

Maxaad ka ogtahay sida xabashidu u xaalufiso dhulka Soomaaliyeed.

Maxaad   ka   ogtahay   sida   xabashidu  u  xaalufiso   dhulka Soomaaliyeed . Tan  iyo   mark i   ay  dhacday   dowladii   dhexe   ee   soomaliya ,  waxaa   aad   wadanka   ugu   baahay   gurida   dhirta   taasoo   isugu jirtay  mid  la  shitto , mid  guryaha   lagu   dhisto   iyo  mid  dibada loo  dhoofiyo   oo   lacag   adag   laga   helo .  Jarida   dhirta   ayaa  ah mid  aan  loo  kala   harin   oo   ka   dhacday   dhamaan   gobolada soomaliya   ka   kooban   tahay   xataa   kuwa   maamulada   xooga   leh ay  ka   jiraan   sida   soomaliland   iyo  Puntland.  Laakiin   dhibka ugu   weyn   ee   dhirta  loo  gaystay   ayaa   ka   dhacay   koonfurta soomaliya   sida  tan  dadka  loo  gaystayba   ay  oo gu   badan   tahay .  Dhirta   ugu   badan   ee  la  gubo   si   looga   dhigo   dhuxul   dibada  loo  qaado   ayaa  ah  geedka  loo  yaqaan   quraca   oo   aad   ugu   badnaa soomaaliya   ahna  geed  cimri   dheer   oo   gaaro   boqolaal   sano . War  bixin  ay  soo   saartay  UN

Contact Form

Name

Email *

Message *